93.The Morning Hours

  1. Waxaan ku dhaartay Barqada
  2. Iyo habeenka marka uu wax ku daboolo mugdigiisa
  3. Rabbigaa kaama tagin (Muxammadow), mana uu kuu cadhoon
  4. Oo hubaal waxa dambeeya baa kaaga khayr badan waxa hore u tagey
  5. Oo dhowaan Rabbigaa baa deeq ku siin doona, marka waad raalli noqon
  6. Miyuusan ku helin adigoo agoon ah oo ku hoyaadin
  7. Oo ku helin adigoo habowsan oo kuma hanuunin
  8. Oo ku helin adigoo caydh ah oo kuma hodmin
  9. Ee ma agoonka, ha dhibin
  10. Oo ma kan wax weydiista, ha canaanan
  11. Oo ma xagga Nicmadda Rabbigaa, ka warran (oo ku mahdi)